Gooni

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. g: ah: meel gaar ah. 2. (fk) Wax keligii ah. ld goonni.

Gooni

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Ka g.: wax badhiisa ka duwan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gooni

saami | wadaal | amiir | dibadjoog | fiillo | finiinso | gaar | gooniddaaq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg