heenso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Hoore ilaa dhibicda ugu dambaysa gororsasho. ld hiinso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heenso

heensasho [m.f.dh]
eeg heenso. ld heensad, heensi, hiinsad, hiinsasho, hiinsi.

hiinso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld heenso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg