Guban

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Dhul-xeebeed, kulul, aan geedo lahayn, cusboole ah oo ku dhereran badda cas.

Guban

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Wax dab maray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guban

haaraan | qaac | qaac | gubnaan | kul |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg