Gubo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)1. Dab ku waxyeelloobid. 2. Kulayl dareemid. 3. Ka g.: waxyeello cid loo geestay ka xanaaqid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gubo ↴
kaalsiyam | cay | gubasho | hogdhagax | kaarboon hal-ogsaydh | kaarboon laba-ogsaydh | ragaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg