Gudbe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qof tartan ama imtixaan ku guuleystay.

Gudbe

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

(nax.) G. ah: fal wax qabadkii u tallaabo wax kale ama yeele iyo layeele u baahan. Tus. “Cali baa aqalkii dhisay”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gudbe

ciriirsamid-bilooro | fal | magudbe | magudbe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg