Gudguduud

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Midab, midab guduud ahi meela dhowra kaga jiro. 2. Waabberi.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gudguduud

burunbur | caday | cawaggud | diiq |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg