Guduudan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)Wax midab guduud ah leh ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guduudan ↴
aajur | yaanyo | haad-ka-adag | xamar | aboodi | abuuddoocan | baalquraanle | baasarce | bahgaatama | boromiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg