Xamar

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

X. ah: midab guduudan.


Xamar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Raqay. Raqay


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xamar

oo | aqoon | geedxamar | gudboon | isfeel | magac | makaay-aaramow | marimba | raqay |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg