Gujo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Gacanta oo duuban oo xoog loogu dhufto candho neef irmaan si loo maalo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gujo ↴
ibagujo | unug-dareen-wade | fadhaq-dareen | isugujoogsasho | isugujoogsi | isugujoogso | maskax-dambeed | talmas |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg