Guluuluc
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hoos u qaadidda gabay ama hees, hoos loo qaado. 2. ld guluulucid.
Guluuluc
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Hees ama gabay hoos u qaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guluuluc ↴
giis | giis | guluulucid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg