Gumaar
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Halka bisqintu ka baxdo oo xubnaha taranka ee dadka ka sarreysa. 2. (-rro, m.dh) Dhaawac dab oo biskooday.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gumaar ↴
nabas | bisqan | bisqanley | gub | kumus | qas | sarac | shuun |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

