Guri

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-ryo, m.l)

1. Hooy; aqal. 2. G. ah: nafley heshay difaac ka celiya waxyeellada cudur horay ugu dhacay.


Guri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Nafley irmaan, maalid iyo nuugid ka dhaafid. 2. La g.: cid xumo wadda la sii wadid, si loo tuso waxyeelladeeda.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guri

taab | ka | xaadi | jaariyad | ohli | ood | oodgeddi | raad-guri-cagaar | raadgurid | raar |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg