Guur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xiriir mideynaya nin iyo naag ayadoo wada noolaanshahooda lagu saleynayo heshiis sharciyeysan oo dammaanad u ah xaas inuu unkamo. 2. Meel la degganaa ka tegid (cid, reer, dad).

Guur

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Reer meel uu degganaa ka guurid, ayadoo uu meel kale degayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guur

raacato | gaadiid | jaanguur | jaanguuri | jaanguurid | jaanguurin | jaanguuris | jabad | kaal | kaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg