Kaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

Warmaha waaweyn nooc ka mid ah.

Kaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)

1. Fandhaal weyn oo bir ama qori ka samaysan. 2. Dhulmadda labadeeda qalbac midkood. 3. Xoolo la siiyo qof guursaday.

Kaal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Nin guursadey xoolo siin. ld kaali.

Aankaala aankeed*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

Micnaheedu yahay kuuritaanka qof iska dhega tiraya waxa aad usheegeysid

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaal

raabac | haakaalle | kaalandar | kaalay | kaalsiyam salfeyt | kaalbaa | kaali |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg