Guurto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Hantida qaybaheeda la rari karo, sida xoolaha nool. 2. G. ah: reer miyi xoolo dhaqato ah oo hadba meeshii deegaan leh u guura.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guurto

xad | gurguurto | magguurto |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg