Haami

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax si aad ah loo jecelyahay qalbi ku hayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haami

haamin | ashaamid | beekhaami | beekhaamid | beekhaamin | bidhaamid | cilladhaami | cilladhaamin | cilladhaamis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg