habeedi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Isku h.: geel kaadi isku daadin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habeedi

habeedin [m.f.dh]
eeg habeedi. ld habeedis.

habeedis [m.l]
ld habeedin.

haylaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Wax shuban isku habeediyey noqosho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg