Habow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhumidda laga dhumo jidka toosan. 2. ld haabab. H. ah: qof jidkii toosnaa ka dhumay. 3. H. ah: dad cayr la dalaabay. 4. ld habaabid.

Habow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-baabay,-baabtay;-baabi)

1. Jidka toosan ka lumid. 2. Cayrnimo la dalaabid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habow

dementiya | dhabow | dhaqanhabow | dhaqanhabow | dhaqanhabowsan | dhaqanhabowsanaan | habaab | habaabid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg