Haddidaad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Hadal ama ficil cid lagu cabsi gelinayo. ld haddidid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haddidaad ↴
gooddi | haddidid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg