Haf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)1. Wax, wax kale ku qaldid. 2. Wax halmaamid.
Haf
Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:Cod lagu muujiyo hafidda.
Haf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Cunto boobid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haf ↴
birdhaf | cid | dabaal | dadliq | dhaf | dhafaag | dhafaaq | dhafan | dhafan | dhafandhaaf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg