hako
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-kaday, -katay)In yar joogsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hako ↴
dhako [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Madaxa meeshiisa sare, dhalo. 2. Meesha ugu sarraysa (guri, geed, buur iwm); fiin.
dhako [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-kaday, -katay)
1. Iyadoo wax la qaadaayo ama wax laga cabsanaayo meel ku dhuumasho; gabbasho.
dhakool [m.l]
1. Qof, wax meel cidla'ah taagan ama ka dhisan. 2. ld dhakoolid.
dhakool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Qof, meel cidla'ah iska taagnaansho ama ka dhisnaansho.
dhakoolid [m.f.dh]
eeg dhakool². ld dhakool¹.
hakasho [m.f.dh]
eeg hako. ld hakad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg