halaaji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld halaag².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halaaji ↴
halaag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax baaba'ka dhigid. ld halaaji, hallig².
halaagid [m.f.dh]
eeg halaag². ld halaag¹ (2), halaajin, halaajis, hallig¹, hallig.
halaajin [m.dh]
ld halaagid.
halaajis [m.l]
ld halaagid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg