halaag
(m.l)

1. Baaba'; le'asho. 2. ld halaagid.

halaag
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

Wax baaba'ka dhigid. ld halaaji, hallig².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halaag

halaagan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
Wax baaba'ay noqosho. ld halligan¹.

halaagan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax baaba'ay ahaansho. ld halligan².

halaagid [m.f.dh]
eeg halaag². ld halaag¹ (2), halaajin, halaajis, hallig¹, hallig.

halaagmid [m.f.dh]
eeg halaagan¹. ld halligmid.

halaagnaan [m.f.dh]
eeg halaagan². ld halaagnaansho, hallignaan, hallignaan-sho.

halaagnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld halaagnaan.

halaaji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld halaag².

halaajin [m.dh]
ld halaagid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg