halaaq
(m.l)1. Ruugista xooluhu ruugaan lafaha. 2. ld halaaqid.
halaaq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)Xoolo lafo ruugid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halaaq ↴
halaaqid [m.f.dh]
eeg halaaq². ld halaaq¹ (2).
halaaqo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Kala qaadidda qof kala qaado afka hurdo ama daal awgiis; hamaansasho.
halaaqoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Hurdo ama daal awgood af la kala qaadid; hamaanso.
halaaqood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg halaaqoo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg