Hambo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Cunto la cunay inta weelka lagu reebo.
Hambo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-baday, -batay)Xantoobo cunto ah af ku shubasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hambo ↴
ciniq | guf | hambaraac | hambasho | hamboorri | hamboorri | hamboorriyid | hamboraac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg