Hanaqaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. H. ah: qof filka mas'uu-liyad lagu hanan karo gaaray; tabargal. 2. Diric, geesi. 3. ld hanaqaadid.

Hanaqaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Qof fil uu mas'uuliyad ku hana karo gaari; tabargalid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hanaqaad

garoomey | hanaqaadid | rujub | tisqaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg