Handadaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cabsi gelin cid loo gaysto. ld haddidid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga handadaad

baan | baane | cagajugle | cagajuglee | haddidid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg