hankool
(m.l) (-llo, m.dh)

ld hangool.

Hankool*

waxaa loo isticmaalaa reera marka uu guuro ayaa ooda lagu oodayo xaalaha ama xitaa guriga reerka marka gudinta lagu soo jaro ayaa lagu soo jiidaa ka dibna isla ayadii ayaa lagu dhisaa moorada xooolaha


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hankool

hangool [m.l] (-llo, m.dh)
Qalab qori oh oo labo gantood iyo gar soo godan leh oo reermiyigu xoolaha ku ootaan. ld hankool.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg