Hangool
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Qalab qori oh oo labo gantood iyo gar soo godan leh oo reermiyigu xoolaha ku ootaan. ld hankool.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hangool ↴
daddaabbe | farraar | hankool | lukowle | shacee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg