Harqaan
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Dhul beereed, aan carro madow ahayn, ee dhagxaanta iyo carro guduuddu ku badantahay, oo dhulka adablaha ah xagga dhagaxa ka xiga. 2. ld kharqaan, sharqaan. Makiinad dharka lagu tolo.
Harqaan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay)Dhar makiinad ku tolid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga harqaan ↴
dhartol | eyddin | harqaamid | harqaanle | kharqaan | kharqaanle | sagsaag | sagsaag |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

