Haruur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Nooc dalagga la beerto ka mid ah, la cuno, oo leh bal, sabuul, iyo miro yar-yar.
Haruur
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Bari idaad oo subaggii la shiilay; shariir; shaxaroor.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haruur ↴
dhil | dhilan | dhilan | sharuur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg