Hawlgab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

H. ah: qof gabow awgii shaqo uga fariistay. ld hawlgeb¹.

Hawlgab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Gabow awgii shaqo uga fariisasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawlgab

hawlgabid | hawlgebid | kul-dhibib | leelleeltir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg