Hawlla'

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-'aa, -'ayd)

Qof aan hawl hayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawlla'

hawlla' | hawlla'aan | hawlla'aansho | hawlla'ow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg