Hebed

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

H. ah: neef irmaan oo ilmo kasta nuugi karo ama qof kasta maali karo.


Hebed

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bday, -bedday; -bdi)

1. Hebed noqosho. 2. ld hebdi.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hebed

bisad | dhebed | hebdid | hebednimo | toojo | tukanuug |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg