Heegan
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:1. Col yar oo col weyn dib u reeba; raacdareeb. 2. Wax diyaar ah. 3. ld heegmid. ld heeggan¹.
Heegan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)1. Wax heegan ahaansho. 2. Wax diyaar ahaansho.
Heegan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)Wax la heegay ama heegan ahaansho. ld heeggan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heegan ↴
saam | gurmad | heeggan | heeggan | heegmid | heegnaan | heekaheeko |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg