heemasho
(m.f.dh)eeg heemo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heemasho ↴
xoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
Wadajir, wax ama meel isugu soo ururid, isu soo tuurid; shamuumid; heemasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg