Heemo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Illin ama duuf aan layska tirin.
Heemo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-maday, -matay)1. Degid isu diyaarin. 2. Ku h.: wax ku soo uruurid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heemo ↴
taalaasemiiya | bilirubiin | heemasho | sheemo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg