Heerkul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lyo/-lo, m.l/dh)

(fiis.) Garaadaha kulka shay, inta baddanna waxaa lagu cabbiraa qiyaasta garaadaha santigiraydh (selsis) ama qiyaasta fahranhayt ama waxa lagu qiyaasaa heerkulbeeg.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heerkul

eber sugan | kaahin-dulmadow | kaalori | kaalsiyam | uumibax | waagii barafka | ammooniya | barashada badweynada | barbarafow | barkarkareed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg