heeryo
(m.dh)Rarada awrka kolka la rarayo dusha laga saaro. ld reeryo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heeryo ↴
heeryee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
Wax heeryo saarid. ld reeryee.
heeryeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax heeryo la saaray ahaansho. ld reeryeysan.
reeryo [m.dh]
ld heeryo.
xexeb [m.l] (-byo, m.dh)
Laallaabka ay leedahay heeryo awr saaran oo wax la gashado. ld xolxol, xoxob.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg