Her-isle'eg-xigsineed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar ..., m.l)

(xis.) Heerka diiranaha ugu sarreeya ee ku jira isle'eg xigsineed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga her-isle'eg-xigsineed

her-isle'eg-xigsineed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg