Hilo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Webiga meelaha xooluhu biyaha ka cabbaan.
Hilo
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive Isrogrogga:3 (-ishay, -ilatay) 1. (f.g) Weel afkiisa xarig ku dhuujisasho si aan wax uga daadan. 2. (f.mg) Ku h.: gaadiid xamuul culus saarasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hilo ↴
boholyow | buseel | daltabyeysan | dhalaandhilo | dhilo | dhilowyahan | hilasho | hilay |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg