Holci

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Dab holac ka keenid. 2. Wax gubid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga holci

olol | belbeli | biri | holcid | holcin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg