Holoc

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ololka uu bixiyo dabka marka uu huro. ld holac¹.

Holoc

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lcay, -locay; -lci)

Dab olol bixin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga holoc

holac | holcid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg