hoodo
(m.dh)

Naasib.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoodo

ayaan [m.l]
Awood qarsoon oo qofka la socota dhalashada ilaa dhimashada qofka, sababna u noqota xumo iyo samo waxa uu la kulmayo; nasiib; hoodo.

biti [m.l]
Nasiib; hoodo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg