Hool

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-olay, -oshay)

1. Wax xoqid. 2. Timo, dhogor iwm hoobin. 3. Wax dub ka qaadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hool

xagaal | xagaali | xagaalso | yoofil | alkahool | alkohooliisam | baldhoole | booshool | dhalandhool | dhalandhool |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg