Hoon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nan, m.l)Aalad ku rakiban gaadiidka (baabuurta, tareenka, iwm) oo la dhawaajiyo markii wax loo digayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoon ↴
laalacshoon | laalacshoon | yohoon | yohoon | yohoonsan | yohoonsanaan | yohoonsanaansho | dhoon | dhoondhurwaa | dhoonhoraad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg