Hoori
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. (f.g) Hoore shubmaya weel u dhigid. 2. (f.g) Hees iwm cid la jiibin. 3. (f.g) Wax fiirin. 4. (f.mg) Ka h.: hoore weel ku jira ka wada shubid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoori ↴
dulkahoorid | gabdhon | habay | hoorid | hoorin | hooris | hoorrimaad | jiib | khoori |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg