Jiib
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Hoorinta iyo isla qaadidda heesaha cayaaraha. 2. Cayaar gaar ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiib ↴
jaandheer | waalo | ajiib | ajiib | ajiibid | baalley | batar | beerrey | bullo | cajiib |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

