Hoosh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Boobidda wax la boobo.

Hoosh

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)

Cid wax boobid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoosh

bidaar | hooshid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg