Hooy

Qaabnaxa: Urur Jagaale | Collective Ordinal Isrogrogga:

1. War h.!: erey qof lala hadlayo dareenkiisa lagu soo jeediyo; waryaa! 2. Naa h.!: marka qof haween ah lala hadlayo ayaa la adeegsadaa naayaa. 3. Hooyaay!: marka dad badan lala hadlayo ayaa la adeegsadaa waryaadahee.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hooy

eeddo | ugxandhalid | ummulbax | uurdoox | uurjiif | yaraan | yeber | yicis | aayo | abaydin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg